Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee DF oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo lagu bedelay

Guddoomyihii maamulka Gobolka Gedo ee dowladda Federaalka ayaa xilka laga qaaday, iyadoo guddoomiye cusub lagu bedelay. Wasiir ku-xigeenka Arrimaa Gudaha ee Jubbaland C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) lagu eedeeyay xil gudasho la’aan. Wareegto ka soo baxday Wasiir ku-xigeenka Arrimaa Gudaha ee Jubbaland ayaa sidoo kale … Continue reading Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee DF oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo lagu bedelay